barxasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg barxo. ld barxad¹.

barxo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-xaday, -xatay)

Macnaha:

  1. Caano, barax ka dhigasho.

barxad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barxasho.
  2. 1. Goob bannaan oo dhismayaal hareeraha ka jiraan. 2. Cad dhulka ah, yar oo bannaan.