barxadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld barxasho.1. Goob bannaan oo dhismayaal hareeraha ka jiraan. 2. Cad dhulka ah, yar oo bannaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
barxashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg barxo. ld barxad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0