baraxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. B. ah: caano biyo ka yar lagu daray. 2. Bardooddanka ay sameeyaan xooluhu.1. Caano biyo ka yar ku darid. 2. Xoolo, bardooddan samayn.