basalt

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (jool.) Dhadhaabo midabkeedu madow yahay, wiriqaheeduna yaryaryihiin, ka abuurma ciid raran ah oo ka soo gufaacda burkaanta oo qabowday ee adkaatay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur