siima
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (jool.) Ereyga loo isticmaalay si loo garto dhadhaabaha culus ee Oogada dhulka, oo ka mid yahay basalt, oo ka hooseeya siyaalka, lana rumaysanyahay inuu yaal salka badda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

