basridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg basar². ld basar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
basarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo. 2. Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3. ld basrid.Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0