basar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hab iyo hannaan qof bulsho uu la noolyahay ula dhaqmo. 2. Tab iyo xeelad qof adeegsado si uu arrin ugu xalliyo. 3. ld basrid.
- Wax si tab iyo xeelad leh u xallin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

