bayb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld bayb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biibbo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bayb.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur