baydariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Nin nishaabta aad u yaqaan; hargaanti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hargaantiQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-iyo, m.l)Macnaha:1. Qof ugaarsashada aad u yaqaan. 2. Qof hawlkar ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0