yahan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo. 2. Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti. 3. Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa. Tus. “Dagaalyahan, aqoon-yahan iwm”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

