baylQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan. 2. B. ah: biyo aad loo karkariyay. 3. B. ah: midab aad u cad.Biyo aad u karkarid.