bayl
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Suun ballaaran, cad oo dun ama maqaar ka samaysan oo ay ciidamadu qaataan. 2. B. ah: biyo aad loo karkariyay. 3. B. ah: midab aad u cad.
- Biyo aad u karkarid.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: