bayooloji
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Barashada noolaha, kaas oo ay ka mid yihiin dhismahooda (gudaha iyo dibadda), shaqadooda, isirkooda iyo tadawurkooda, abla'ablayntooda, xidhiidhka iyaga ka dhexeeyo iyo filiqsanaantooda.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: