hiddo-barasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur