bayuur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ceeb aad u weyn; jiciir.

jiciir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ceeb weyn; bayuur. 2. Midab ciiro casaan ku jiro leh.