xilyaxyax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ceeb weyn; bayuur.

bayuur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Ceeb aad u weyn; jiciir.