beerfalid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xilli haramada laga jaro beerta. ld beerfal, beerfalis, beerfalow (2).

beerfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beerfalid.

beerfalis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld beerfalid.