beerfalowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo. 2. ld beerfalid.
beerfalidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xilli haramada laga jaro beerta. ld beerfal, beerfalis, beerfalow (2).