beergooyeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld beergooyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beergooyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0