dabakarruub

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur halis ah dhaqso u faafa, lo'da ku dhaca oo leh shuban badan oo dhiig la socdo iyo ilmayn; shiifow; beergooye; beerfur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shiifow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cudur lo'da ku dhaca oo indhaha iyo afka biyo ka keenaan; cundugul.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beergooye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beergooyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur