beernugeyl

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beernuglaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beernuglaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg beernugul. ld beernugeyl (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur