khashuuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.
  2. 1. Dareen beernugeyl diimeed leh muujin. 2. U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khushuuc

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld khashuuc¹.
  2. ld kha-shuuc².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur