beerqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beerqaadid.
  2. Wax si aad ah uga helid.

beerqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beerqaad². ld beerqaad¹.