beersaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beersaarid.
  2. Faras leedda ah fuulid.

beersaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beersaar². ld beersaar¹, beersaaro.