beesad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Lacag bir ah oo ka mid ah sarrifka rubbiyadda oo u dhiganta toban senti.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur