beestaynQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Lacag bir ah oo ka mid ah sarifka rubiyadda oo u dhiganta hal santi, dhuruuruq. ld beesteen.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beesteenQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld beestayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0