beesteen

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beestayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beestayn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Lacag bir ah oo ka mid ah sarifka rubiyadda oo u dhiganta hal santi, dhuruuruq. ld beesteen.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur