beexaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beexaan².

beexaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhammaad; idlaad. 2. Kibir.
  2. 1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.