beexaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dhammaad; idlaad. 2. Kibir.1. Wax dhammaansho. 2. Qof kibrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhammaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.(nax.) Qeybta ugu dambaysa eray.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
idlaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhammaad. Wax aan wax ka harin ahaansho.Lamidka: dhammaadSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kibirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qab iyo islaweyni.Qab iyo islaweyni muujin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0