bejiye

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld bejiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

bejiyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Digir la shiiday basbaas, toon iyo basal lagu daray oo la dubay. ld bejiye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur