bejiyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Digir la shiiday basbaas, toon iyo basal lagu daray oo la dubay. ld bejiye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bejiyeQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld bejiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0