banii-aadanQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.