banii-aadan

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Dadka Eebehay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. ld banii-aadmi, benii-aadan, benii-aadmi, binii-aadan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

banii-aadmi

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld banii-aadan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

benii-aadan

benii-aadmi

binii-aadan