bensiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld baansiin.
- (kiim.) Haydarokaarboon hoor ah oo midablaawe ah, ur gaar ahna leh. B.tu waa iskudhis sun ah; uumigeeduna wuxuu keena waxyeello haddii isdabajoog loo neef qaato. ld baansiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

