beriyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg beri².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda. 3. B.ga: maanta.
  2. Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur