bey'adQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Degaan. ld bii'ad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
degaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Meel la deggan yahay. ld deegaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
bii'adQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld bey'ad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00