beycad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab ciira boos ah oo caddaan xiggeen ah oo ay yeeshaan lo'da iyo fardaha. ld giircad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

giircad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Midab madow oo caddaan badani ku dhafanyaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur