indhakuul

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Budo madow, dhowr jaad u kala baxda oo haweenku indhaha xirribahooda ku quruxsadaan.
  2. Budo beycad ah indhaha ku qurxin; u i.: cid indhakuul u marin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur