beytalmayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-aayo, m.dh)Macnaha:Musqul.Lamidka: MusqulSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
musqulQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-lo, m.dh)Macnaha:Dhismo yar oo gudihiisa uu ku yaal god lagu saxaroodo laguna kaadiyo; suuli. ld muqsul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00