musqulQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-lo, m.dh)Macnaha:Dhismo yar oo gudihiisa uu ku yaal god lagu saxaroodo laguna kaadiyo; suuli. ld muqsul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
suuliQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul.S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato.Wax baabi'in.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
muqsulQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld musqul.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00