beytimmaal
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. B. ah: hanti baylah ah. 2. Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.
- Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

