beytummaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld beytimmaal¹.
  2. ld beytimmaal².

beytimmaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. B. ah: hanti baylah ah. 2. Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.
  2. Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².