biciriir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Eegitaan aan indhaha dhab loo kala qaadin iyadoo muruqyadooda la adkaynayo kolka aragtidoodu yartahay ama if xoog badani ka hor yimaado.