biciriirsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biciriirso. ld biciriirsad, biciriirsi.

biciriirso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid.

biciriirsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biciriirsasho.

biciriirsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biciirsasho.