biciriirso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid.