biibbiilayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biibbiilee. ld biibbiile (3).

biibbiilee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Faras, dameer iwm addimada dambe wax ku haraatin.