biibbiile
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Haraatida labada addin ee dambe iyadoo wada jira ay dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. Qalab noocyo badan leh oo carruurtu marka ay afuufaan luuq kala duwan bixisa. 3. ld biibbiilayn.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha: