biicmushtarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg biicmushtar². ld baayacmushtar¹ (1), baayacmushtarid, beecmushtari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biicmushtar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld Biicmushtari; biicmushtarid.
  2. Ka b.: qof badeeco iibinteeda ama gadiddeeda hawl ka dhigasho. ld baayacmushtar²; beecmushtar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baayacmushtarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. ld biicmushtarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

beecmushtari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld biicmushtari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur