biicmushtarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld Biicmushtari; biicmushtarid.Ka b.: qof badeeco iibinteeda ama gadiddeeda hawl ka dhigasho. ld baayacmushtar²; beecmushtar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
biicmushtaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg biicmushtar². ld baayacmushtar¹ (1), baayacmushtarid, beecmushtari.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
beecmushtarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld biicmushtari. 2. ld biicmushtarid.ld biicmushtar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
biicmushtariQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar¹ (2), baayacmushtari, beecmushtar¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
baayacmushtarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld Biicmushtarid; biicmushtari.ld biicmushtar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0