Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg biilo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-iishay, -iilatay)
Macnaha:
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur